Dhegeyso Barnaamijka Tarbiyada Caruurta.
Dhageystayaasha iyo akhirstayaasha ku xiran Mareegta idaacadda islaamiga ah ee Al-furqaan, waxay had iyo goor halkan kala socon karaan wararka iyo barnaamijyada ay idaacaddu baahiso.
Maanta waa Jimco, taariikhda hijriguna waxay ku beegan tahay 08-05-1444 H, oo waafaqsan 02-12-2022, Barnaamijka Tarbiyada Caruurta waxaa soo jeedinaya Mahad Cubeyd.
Halkaan ka Dhegeyso Barnaamijka_ Tarbiyada_ Caruurta 02 12 2022