Dhegeyso Barnaamijka Tarbiyada Caruurta.

Dhageystayaasha iyo akhirstayaasha ku xiran Mareegta idaacadda islaamiga ah ee Al-furqaan, waxay had iyo goor halkan kala socon karaan wararka iyo barnaamijyada ay idaacaddu baahiso.

Maanta waa Jimco, Taariikhda hijriguna waxay ku asteysan tahay 15-05-1444, oo ku beegan 09-12-2022, Barnaamijka Tarbiyada Caruurta waxaa soo jeedinaya Mahad Cubeyd.

Halkaan Ka Dhageyso Barnaamijka Tarbiyada _Caruurta 09 12 2022

You might also like

Leave A Reply

Your email address will not be published.