Dhegeyso Warka Duhur Ee Idaacadda Alfurqaan
Dhegeystayaasha iyo akhristayaasha ku xiran Mareegta Idaacadda Islaamiga ah ee Al-furqaan, waxay had iyo goor halkan kala socon karaan Wararka iyo Barnaamijyada ay Idaacaddu baahiso.
Maanta waa Sabti, Taariikhda hijriguna waxay ku asteysan tahay 01-06-1444, oo ku beegan 25-12-2022, Warka Maanta waxaa soo jeedinaya Cabdullaahi soomaali