Dhegeyso Warka Duhurnimo Ee Idaacadda Alfurqaan.
Dhegeystayaasha iyo akhristayaasha ku xiran Mareegta Idaacadda Islaamiga ah ee Al-furqaan, waxay had iyo goor halkan kala socon karaan Wararka iyo Barnaamijyada ay Idaacaddu baahiso.
Maanta waa IsniinTaariikhda hijriguna waxay ku asteysan tahay 10-05-1444, oo ku beegan 05-12-2022, Warka Duhurnimo waxaa soo jeedinaya Cabdullaahi Soomaali