Dhegeyso Warka Duhurnimo Ee Idaacadda Alfurqaan
Dhegeystayaasha iyo akhristayaasha ku xiran Mareegta Idaacadda Islaamiga ah ee Al-furqaan, waxay had iyo goor halkan kala socon karaan Wararka iyo Barnaamijyada ay Idaacaddu baahiso.
Maanta waa Talaado, Taariikhda hijriguna waxay ku asteysan tahay 26-05-1444, oo ku beegan 20-12-2022, Warka Duhurnimo waxaa soo jeedinaya Cabdullaahi Soomaali.