Dhegeyso Warka Subax Ee Idaacadda Al-Furqaan

Dhegeystayaasha iyo akhristayaasha ku xiran Mareegta Idaacadda Islaamiga ah ee Al-furqaan, waxay had iyo goor halkan kala socon karaan Wararka iyo Barnaamijyada ay Idaacaddu baahiso.

Maanta waa Jimco, Taariikhda hijriguna waxay ku asteysan tahay 06-06-1444, oo ku beegan 30-12-2022, Warka Subaxnimo waxaa soo jeedinaya Haashim Cabdi Naasir

 

Halkaaan ka dhegeyso War Subax 30-12- 2022

You might also like

Leave A Reply

Your email address will not be published.