Dhegeyso Warka Subax Ee Idaacadda Alfurqaan
Dhegeystayaasha iyo akhristayaasha ku xiran Mareegta Idaacadda Islaamiga ah ee Al-furqaan, waxay had iyo goor halkan kala socon karaan Wararka iyo Barnaamijyada ay Idaacaddu baahiso.
Maanta waa Jimco,Taariikhda hijriguna waxay ku asteysan tahay 08-05-1444, oo ku beegan 02-12-2022, Warka Subaxnimo waxaa soo jeedinaya Haashim Cabdi Naasir.
Moogayaal macawisley mooryaanta cadawgiyo mushirkiinta saacida
magawsade rasaastiyo maar lagu dhalaashoo
mirar baa kabaaqiya markay madaxyo wayn tiyo
ay madheen saraakiil ismuu muujin jirayoo miidiyaha kacaytama
mir miyaad kahaysaan waxay malafsanaayeen
maalmihii lasoo maray ibliis ninu u maamulo
mahadhiyo taariikh meeris miyey kaqorayaan