Raggii Fuliyay Weerarkii Villa Rossa oo Wareysi Ay Bixiyeen Kusii Sheegay Halka Ay Geli Doonaan.

NaftiI Hure Mucaad Yare waa nin dhallinyaro ah oo ku barbaaray barasahda diinta islaamka.

Aadam Yuusuf  (Mucaad Yare) waa mid kamid ah raggii fuliyay weerarkii lagu qaaday madaxtooyada Muqdisho xeyndaabkeeda gaar ahaan daarta Villa Rossa.

Wareysi uu weerarka ka hor siiyay Idaacadda Andalus ee ku hadasha afka Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab ayaa waxa uu ku sheegay in hadafkoodu uu yahay daarta Villa Rossa, isagoo sidoo kale ka hadlay arrimo kale oo xasaasi ah.

Halkan ka degso wareysiga Mucaad Yare MP3

You might also like

Leave A Reply

Your email address will not be published.