Sawirro: Wilaayada Hiiraan oo Xoolo Sako Ah Ka Qeybiyay Degmada Buq-aqable.

Buqaqable waxaa ku nool bulsho badan waana degmo qadiimi ah oo kamid ah dhulka uu kasoo halgamay Sh/Xassan Barsane.

Maktabka diiwaanka Sakawaatka wilaayada Islaamiga ah ee Hiiraan ayaa xoolo Sako ah ka qeybiyay degmada Buqaqable oo kamid ah dhulka lagu maamulo shareecada Islaamka.

Qoysas kamid ah kuwa ku nool magaalada ayaa ka faa’iideystay hawlaha sako qeybinta. Buqaqable waxaa ku nool bulsho badan waana degmo qadiimi ah oo kamid ah dhulka uu kasoo halgamay Sh/Xassan Barsane.

 

You might also like

Leave A Reply

Your email address will not be published.