SAWIRRO: Iskuulkii Masaajid Cali Gaduud Maxaa Loo Duqeeyay?
Xassan Sheekh ayaa afartii sano ee hore Dekedda Muqdisho ka eryay 5000 oo shaqaale ah.
Diyaaradaha dagaalka dowladda Turkiga ayaa si bahalnimo ah u duqeeyay iskuulkii degmada Caligaduud iyagoo burbur u geystay dhismaha iyo agabka iskuulka.
DF marnaba kama aysan hadlin tacadiga intan la eg, balse waxay isku dayday iney bulshada u sheegto in degaanka uusan lahayn wax iskuul ah.
Shariif Sheekh Axmad ayaa sannadkii 2009 barakac u horseeday bulshada ku dhaqan degmada Kaaraan halkaasoo ciidanka shisheeye ay BM ku garaacayeen. Xassan Sheekh ayaa afartii sano ee hore Dekedda Muqdisho ka eryay 5000 oo shaqaale ah, haddana waxaa muuqanaya inuu food saare u yahay gumaadka iyo burburinta ay Turkida iyo Mareykanku ku hayaan goobaha adeegga bulshada ee gobolka Sh/dhexe.
HOOS KA DAAWO SAWIRRADA