Barnaamij Gaar Ah: Nuxurka Shirka Culimada DF. (Dhageyso)

Shirka culimada DF muxuu kaga duwan yahay shirarkii hore ee la qaban jiray?

Hotel aad ugu dhow xerada Xalane oo talis u ah ciidamda shisheeye ayaa waxay dhawaan DF kusoo gabagabeysay shir ay u qabatay wadaado ay kasoo xulatay meelo kala duwan.

Inkastoo uu Xassan Sheekh furitaankii shirka quus ka muujiyay heerka dadka soo xaadiray goobta maadaama aysan iman culimo badan oo ay dadku garanayaan haddana ugu dambeyntii waxa ay soo saareen qodobo dhowr ah.

Barnaamijkan gaarka ah oo ay diyaarisay warbaahinta islaamiga ah ee Al-furqaan ayaa xambaarsan macluumaad badan oo shirka ku saabsan, waxa uu soo gudbinayaa xogo dahsoon iyo falanqeymo cilmi ku dhisan.

You might also like

Leave A Reply

Your email address will not be published.