Daawo Cali Jeyte oo Caddeeyay Inaan Hiiraan Laga Rabin.

Cali Jeyte Cumsaan gudoomiyaha Hiiraan ee Hirshabelle ayaa wali ku sugan magaalada Kambala ee dalka Uganda halkaasoo la sheegayo inuu u aaday arrimo qoys si uu xoogaa uga soo nasto dagaalada.

Isagoo meel madal ah ka hadlayay ayaa waxa uu ka warramay qiso ka qabsatay tuulo ay qabsadeen, wuxuu sheegay inuu tagay goob lagu shaaho kadibna gabadhii mehradda joogtay ay ka dalbadeen shaah, taasoo lasoo baxday telefoon una yeertay hooyadeed iyadoo weydiineysa murtaddiinta shaah maka iibin karaa?

You might also like

Leave A Reply

Your email address will not be published.