Daawo Sawirrada Gaadiidkii Iyo Hubkii DF Looga Furtay Xawaadley.
Warbaahinta rasmiga ah ee Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab ayaa baahiyay sawirro laga soo qaaday hubkii iyo gaadiidkii DF looga furtay dagaalkii dhawaan ka dhacay degaanka Xawaadley oo u dhow degmada Balcad kaasoo lagu dilay taliyihii watay ciidanka la weeraray oo la oran jiray Abshir Shataqey.