Sawirro: Wixii Danab Ku Qabsaday Degmada Galcad Ee Gobolka Galgaduud.

Wixii afka laga sheego lama mid ahan waxaad indhahaaga ku arkeyso. Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab shalay waxay sheegtay in ay la wareegtay xeradii ciidanka Danab ee degmada Galcad, Dowladda Federaalkana waxay sheegtay in aysan sidaasi wax u jirin oo ay iyadu itaal roonaatay.

Haddaba waxaad arkeysaa ciidanka Al-Shabaab oo xerada ku sugan lana wareegay gaadiidkii iyo hubkii ciidanka Danab.

HOOS KA DAAWO SAWIRRADA

MEYDADKA LINKIGA HOOSE KA DAAWO

Halkan ka daawo Meydadka askarta Danab

You might also like
1 Comment
  1. Shooter yare says

    Nin diin leh iyo diin laawe ah ma usu dhigmaan. Indhahaa inoo macalina. Sharaf baa Allah ladoonay. Owliyo Allah weeye. Rag Nabi Maxamed rumeeyey.weeye. xalaal bay ku dhasheen. Wacal dhulkuu yaal.Gobanimo Gaarigii u hartay. ISLANIMO MACAANAA. GOBONIMO MACAANAA.

Leave A Reply

Your email address will not be published.