DF Oo Markale Muqdisho Ku Soo Rogtay Xayiraad Cir Iyo Dhul Ah.
Malaayiin qof oo ku dhaqan magaalada caasimadda ah ee Muqdisho ayaa markale wajahaya xaalad adag kadib markii laga xirtay inta badan waddooyinka muhiimka ah.
Dowladda Federaalka ee uu madaxda ka yahay Xasan Sheekh ayaa xayiraad kusoo rogtay dhammaan duulimaadyadii caalamiga ahaa iyo kuwa maxalliga ahaa ee garoonka diyaaradaha Muqdisho, sidoo kale waxaa laxiray waddooyinka halbowlayaasha ah waxaana sidaas loo yeelayaa sugidda ammaanka wufuud ka socota dalalka ciidamadoodu ay Soomaaliya kusoo duuleen oo berri imaanaya Muqdisho.
Waa aragnaa reer mujrin abgaal sheegta ayaa ka doorteen mujrin daarood sheegta. Waa aragnaa dalkan shabab baa leh.waa aragnaa waxa ragga meesha lakeensday markay rabaan ayay muqdisho uxirayaan
Waa aragnaa wax diin leh, oo diin toooda udhimanaya waa dhalinyarada.