Dhagayso Barnaamijka Dhuuxa Waraysiyada 04-07-1444
Dhageystayaasha iyo akhristayaasha ku xiran idaacadda Alfurqaan waxay had iyo goor halkan kala socon karaan Wararka iyo Barnaamijyada ay Idaacaddu baahiso.
Caawa waa habeennimo Khamiis ah, Taariikhda hijriguna waxay ku beegsan tahay 04-07-1444, oo waafaqsan 25-01-2023, Dhuuxa waxaa soo Jeedinaya Maxamad Daahir.