Dhagayso Barnaamijka Dhuuxa Waraysiyada 07-07-1444
Dhageystayaasha iyo akhristayaasha ku xiran idaacadda Alfurqaan waxay had iyo goor halkan kala socon karaan Wararka iyo Barnaamijyada ay Idaacaddu baahiso.
Caawa waa habeennimo Axad ah, Taariikhda hijriguna waxay ku beegsan tahay 07-07-1444, oo waafaqsan 28-01-2023, Dhuuxa waxaa soo Jeedinaya Maxamad Daahir