Dhagayso: Barnaamijka Dhuuxa Waraysiyada 17-06-1444
Dhageystayaasha iyo akhristayaasha ku xiran idaacadda Alfurqaan waxay had iyo goor halkan kala socon karaan Wararka iyo Barnaamijyada ay Idaacaddu baahiso.
Caawa waa habeennimo Talaado ah, Taariikhda hijriguna ku beegsan tahay 17-06-1444, oo waafaqsan 09-01-2023, Dhuuxa waxaa soo Jeedinaya Maxamad Cali.