Dhagayso Barnaamijka Dhuuxa Waraysiyada 18-06-1444
Dhageystayaasha iyo akhristayaasha ku xiran idaacadda Alfurqaan waxay had iyo goor halkan kala socon karaan Wararka iyo Barnaamijyada ay Idaacaddu baahiso.
Caawa waa habeennimo Arbaco ah, Taariikhda hijriguna ku beegsan tahay 18-06-1444, oo waafaqsan 10-01-2023, Dhuuxa waxaa soo Jeedinaya Maxamad Daahir