Dhagayso Barnaamijka Dhuuxa Waraysiyada 24-06-1444
Dhageystayaasha iyo akhristayaasha ku xiran idaacadda Alfurqaan waxay had iyo goor halkan kala socon karaan Wararka iyo Barnaamijyada ay Idaacaddu baahiso.
Caawa waa habeennimo Talaado ah, Taariikhda hijriguna ku beegsan tahay 24-06-1444, oo waafaqsan 16-01-2023, Dhuuxa waxaa soo Jeedinaya Maxamad Daahir.