Dhagayso Barnaamijka Dhuuxa Waraysiyada 25-06-1444.
Dhageystayaasha iyo akhristayaasha ku xiran idaacadda Alfurqaan waxay had iyo goor halkan kala socon karaan Wararka iyo Barnaamijyada ay Idaacaddu baahiso.
Caawa waa habeennimo Arbaco ah, Taariikhda hijriguna ku beegsan tahay 25-06-1444, oo waafaqsan 17-01-2023, Dhuuxa waxaa soo Jeedinaya Maxamad Daahir.