Dhagayso Barnaamijka Dhuuxa Waraysiyada 26-06-1444.
Dhageystayaasha iyo akhristayaasha ku xiran idaacadda Alfurqaan waxay had iyo goor halkan kala socon karaan Wararka iyo Barnaamijyada ay Idaacaddu baahiso.
Caawa waa habeennimo Khamiis ah, Taariikhda hijriguna ku beegsan tahay 26-06-1444, oo waafaqsan 18-01-2023, Dhuuxa waxaa soo Jeedinaya Maxamad Daahir.