Dhagayso Barnaamijka Dhuuxa Waraysiyada 29-06-1444.
Dhageystayaasha iyo akhristayaasha ku xiran idaacadda Alfurqaan waxay had iyo goor halkan kala socon karaan Wararka iyo Barnaamijyada ay Idaacaddu baahiso.
Caawa waa habeennimo Axad ah, Taariikhda hijriguna ku beegsan tahay 29-06-1444, oo waafaqsan 21-01-2023, Dhuuxa waxaa soo Jeedinaya Maxamad Daahir.