Dhagayso Barnaamijka Dhuuxa Wareysiyada 11-06-1444
Dhageystayaasha iyo akhristayaasha ku xiran idaacadda Alfurqaan waxay had iyo goor halkan kala socon karaan Wararka iyo Barnaamijyada ay Idaacaddu baahiso.
Caawa waa habeennimo Arbaco ah, 11-06-1444 oo waafaqsan 03-01-2023, Dhuuxa waxaa soo Jeedinaya Maxamad Daahir.