Dhagayso Barnaamijka Dhuuxa Wareysiyada 27-06-1444.
Dhageystayaasha iyo akhristayaasha ku xiran idaacadda Alfurqaan waxay had iyo goor halkan kala socon karaan Wararka iyo Barnaamijyada ay Idaacaddu baahiso.
Caawa waa habeennimo Jimco ah, Taariikhda hijriguna ku beegsan tahay 27-06-1444, oo waafaqsan 19-01-2023, Dhuuxa waxaa soo Jeedinaya Maxamad Daahir.