Dhagayso Barnaamijka Dhuuxa Waraysiyada 09-07-1444
Dhageystayaasha iyo akhristayaasha ku xiran idaacadda Alfurqaan waxay had iyo goor halkan kala socon karaan Wararka iyo Barnaamijyada ay Idaacaddu baahiso.
Caawa waa habeennimo Talaado ah, Taariikhda hijriguna waxay ku beegsan tahay 09-07-1444, oo waafaqsan 30-01-2023, Dhuuxa waxaa soo Jeedinaya Maxamad Daahir