Dhagayso Dhuuxa Waraysiyada 22-06-1444
Dhageystayaasha iyo akhristayaasha ku xiran idaacadda Alfurqaan waxay had iyo goor halkan kala socon karaan Wararka iyo Barnaamijyada ay Idaacaddu baahiso.
Caawa waa habeennimo Axad ah, Taariikhda hijriguna ku beegsan tahay 22-06-1444, oo waafaqsan 14-01-2023, Dhuuxa waxaa soo Jeedinaya Maxamad Daahir.