Dhagayso:Diirada Jimcaha oo Looga hadlay Weerarkii Cuslaa ee Galcad.

Barnaamijka Diiradda Jimcaha waxaa lagu falanqaynayaa weerarkii Saaka ka dhacay Degmada Galcad ee Wilaayada Galgaduud kaasoo Xarakada Shabaabul Mujaahidiin ku xasuuqday Ciidamo iyo saraakiil markii la isku daro gaaraya 159 sida lagu sheegay qoraal ka soo baxay Talisak Malateriga Alshabaab
Martida waxaa ka mid ah Sheekh Cali Katiin oo Culumada Diinta Islaamka ka tirsan,
Suldaan Daa’uud Xasan aadan oo ah suldaanka waceysle,
Aqoon yahan Maxamuud Ugaas
Iyo Waaliga Wilaayada Galgaduud Sheekh Cabdullaahi Abuu Khaalid

Halkaan Ka Dhageyso Diiradda Jimcaha Weerarkii Galcad 20-01-2023

 

 

You might also like
1 Comment
  1. Abuu curwa says

    Sc
    الله اكبر الله اكبر ولله الحمدِ
    Xarakada waxaan leeyahay muslimiinta waad ka faraxiseen baarka laahu fiikum.
    Abii jahal ayey reer qureeysheed u direen firiin ah inuu iska soo noqdo markii ay ogaadeen in safarkii abuu sufyaan waday uu badbaaday Abii jahal wuu diiday waxaanu yidhi soo noqon maayo ilaa aan Moxammed scw iyo inta la socota aan cidhib tiro oo aan halkaa geel ku qasho oo aan khamriga ku cabo habluhuna ii ciyaaraan oo ay carabi warkayga maqasho,waatii isagii la cidhibtirey iyo in badan oo la socotay .kooxada ridaduna waxay ku soo celceliyaan xarkada waanu soo afjaraynaa iyaga ayuun baa la soo afjaraa. Waad arkaysaa madaxya weyntoodii in bakhtigoodii laga talaabsaday.

Leave A Reply

Your email address will not be published.