Andalus “100 Sarkaal Iyo 100 Maalmood” (Warbixin).
DF ayaa afka qabatay warbaahinta Muqdisho si aysan bulshadu u ogaan macluumaadkan iyo kuwa lamidka ah.
Warbaahinta ku hadasha afka Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab ayaa baahisay warbixin sawirro wadata oo ay kusoo bandhigeen magacyada 100 sarkaal oo DF laga dilay 100-kii maalmood ee ugu dambeeyay.
Tani waxay ka dhigan tahay in maalin walba dowladda laga dilayay 1 sarkaal, waxa kale oo laga dheehanayaa in dagaalada ka dhacaya muqdisho dibaddeeda ay kordhiyeen geerida saraakiisha dowladda.
DF ayaa afka qabatay warbaahinta Muqdisho si aysan bulshadu u ogaan macluumaadkan iyo kuwa lamidka ah.