Dhageyso: Afhayeenka Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab Oo Ka Hadlay Weerarkii Xoogganaa Ee Galcad.

Sheykh Cali Maxamuud Raage Sheykh Cali Dheere, Afhayeenka Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab ayaa goor dhaw Shir Jiaar’id ku faah faahiyay weerarkii xoogganaa ee maanta ka dhacay degmada Galcad ee gobalka Galgaduud.

Afhayeenka ayaa sheegay in weerarkaas lagu bartilmaameedsaday ciidanka uu Mareykanku tababaray ee Danab iyo kuwa uu Turkigu tababaray ee Gorgor, xillii ay dusha sare ka ilaalinayeen diyaaradaha Mareykanka Laakiin aysan taasi hor istaagin weeraradooda.

Wuxuu tilmaamay inay weerarkaas ku dileen 159 askari, kuna qabsadeen gaadiid dagaal oo gaaraya ilaa 45 gaari, isagoo intaas raaciyey inay gacanta ku dhigeen hub, rasaas iyo saanad ciidan oo aad u xoogan.

Halkaan Ka Dhageyso Kalimadda_Afhayeen_Xarakada_Al_Shabab_weerarkii_Galcad_27_jmd_thani

You might also like

Leave A Reply

Your email address will not be published.