Dhageyso Barnaamij Gaar Ah oo Dagaalkii Galcad Looga Hadlay Caawa.
Waxaa caawa warbaahinta islaamiga ah ee Al-furqaan ka baxay barnaamij gaar ah oo ku saabsan dagaalkii saaka ka dhacay degmada Galcad ee gobolka Galgaduud.
Barnaamijkan Ayaa Waxaa Lagu Soo Gudbiyay Macluumaad Badan oo Ku Saabsan Weerarkii Maanta Ka Dhacay Galcad, Waxaa Ka Qeyb Galay Wariyaal, Waxgarad Iyo Dadweyne Dal Iyo DIbadba Xiriir Kala Soo Sameeyay.