Dhageyso Diiradda Jimcaha oo Maanta Mowduuc Muhim Ah Looga Hadlay.

Barnaamijka Diiradda Jimcaha waxaa todobaadkaan looga hadlay Calmaaniyadda...

Dhegeystayaasha iyo akhirstayaasha ku xiran Mareegta idaacadda islaamiga ah ee Al-furqaan, waxay had iyo goor halkan kala socon karaan wararka iyo barnaamijyada ay idaacaddu baahiso.

Halkan waxaan idiin kugu soo gudbineynaa Barnaamijka Diiradda Jimcaha oo todobaadkiiba maanta oo kale aad ka dhageystaan warbaahinta islaamiga ah ee Al-furqaan iyadoo lagu soo qaato mawaadiic muhim ah lagana qeyb galiyo dad ku haboon.

Barnaamijka Diiradda Jimcaha waxaa todobaadkaan looga hadlay Calmaaniyadda iyo sida ay Soomaaliya kusoo gashay, sida ay uga muuqato iyo xukunkeeda, waxaana ka qeyb galay culimo iyo muthaqafiin.

Halkan Ka Degso Diiradda Jimcaha 06-01-2023

You might also like

Leave A Reply

Your email address will not be published.