Dhageyso Mid Kamid Ah Dagaalyahanadii Fuliyay Weerarkii Maxaas oo Ka Hadlay Sababta Weerarkiisa.

Mid kamid ah dagaalyahanadii fuliyay weeraradii mataanaha ahaa ee dhawaan ka dhacay degmada Maxaas ee gobolka Hiiraan ayaa ka hadlay arrimo kala duwan.

Dagaalyahankan oo lagu magacaabo Cabdiladiif Maxamed Sheekh Xassan ayaa faahfaahin ka bixiyay sababta uu u beegsaday saldhigga iyo arrimo kale.

Hadalka Cabdiladiif ayaa waxaa baahisay idaacadda Andalus oo ku hadasha Afka Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab.

Halkan Ka Degso Istish-haadi Maxaas

You might also like

Leave A Reply

Your email address will not be published.