Dhageyso Sheekh Yuusuf Kaba-ku-dukade oo Tix Iyo Tiraab Ku Bogaadiyay Weerarkii Galcad.

Waaliga Wilaayada Sh/dhexe, Sheekh Yuusuf Sheekh Ciise (Kaba-ku-dukae) oo wareysi siinayay warbaahinta islaamiga ah ee Al-furqaan ayaa bogaadiyay weerarkii lagu xoreeyay degmada Galcad ee wilaayada Galgaduud.

Wuxuu suugaan ku cabiray wixii meesha ka dhacay, taliyaashii meydadkooda la waray fagaarihii dagaalka iyo waxa ay wilaayadiisu ka damacsan tahay ciidamada DF iyo saraakiishooda.

Halkan Ka Degso Wareysiga Sh Yuusuf Kabakudukade

You might also like

Leave A Reply

Your email address will not be published.