Dhageyso Waaliga Hiiraan oo Faahfaahin Ka Bixiyay Weeraradii Maxaas.
Waaliga ayaa ka hadlay arrimo kale oo ku dul wareegaya dagaalada Hiiraan.
Waaliga wilaayada islaamiga ah ee Hiiraan Sheekh Guuleed Abuu Nabhaan ayaa faahfaahin dheeri ah ka bixiyay weeraradii cuslaa ee ay saaka ku qaadeen laba xero oo ay ciidamada DF iyo kuwa macawiisley la baxay ku lahaayeen degmada Maxaad.
Isagoo wareysi gaar ah siinayay idaacadda Andalus ee ku hadasha afka Xarakada Al-Shabaab ayaa ka hadlay ujeedada rasmiga ah ee ay weeraradan u qaadeen iyo farriimaha ay xambaarsanaayeen.
Waaliga ayaa ka hadlay arrimo kale oo ku dul wareegaya dagaalada Hiiraan.