Dhegeyso Warka Duhur Ee Idaacadda Al-Furqaan
Dhegeystayaasha iyo akhristayaasha ku xiran Mareegta Idaacadda Islaamiga ah ee Al-furqaan, waxay had iyo goor halkan kala socon karaan Wararka iyo Barnaamijyada ay Idaacaddu baahiso.
Maanta waa Isniin, Taariikhda hijriguna waxay ku asteysan tahay 08-06-1444, oo ku beegan 02-01-2023, Warka Subaxnimo waxaa soo jeedinaya Cabdullaahi Soomaali.