Dhegeyso Warka Duhurnimo Ee Idaacadda Al-Furqaan

Dhegeystayaasha iyo akhristayaasha ku xiran Mareegta Idaacadda Islaamiga ah ee Al-furqaan, waxay had iyo goor halkan kala socon karaan Wararka iyo Barnaamijyada ay Idaacaddu baahiso.

Maanta waa Arbaco, Taariikhda hijriguna waxay ku asteysan tahay 18-06-1444, oo ku beegan 11-01-2023, Warka Duhurnimo waxaa soo jeedinaya Cabdullaahi Soomaali.

Halkaan ka dhegeyso War Duhur 11 01 2023

 

You might also like

Leave A Reply

Your email address will not be published.