Dhegeyso Warka Duhurnimo Ee Idaacadda Al-Furqaan

Dhegeystayaasha iyo akhristayaasha ku xiran Mareegta Idaacadda Islaamiga ah ee Al-furqaan, waxay had iyo goor halkan kala socon karaan Wararka iyo Barnaamijyada ay Idaacaddu baahiso.

Maanta waa Sabti, Taariikhda hijriguna waxay ku asteysan tahay 21-06-1444, oo ku beegan 14-01-2023, Warka Duhurnimo waxaa soo jeedinaya Cabdullaahi Soomaali.

 

Halkaan ka dhegeyso War Duhur 14 01 2023

You might also like

Leave A Reply

Your email address will not be published.