Dhegeyso Warka Duhurnimo Ee Idaacadda Al-Furqaan

Dhegeystayaasha iyo akhristayaasha ku xiran Mareegta Idaacadda Islaamiga ah ee Al-furqaan, waxay had iyo goor halkan kala socon karaan Wararka iyo Barnaamijyada ay Idaacaddu baahiso,Warka duhur maanta waxaa ku dhageysan kartaa faahfaahintii ugu dambeysay dagaalka ka dhacay degmada Galcad ee wilaayada islaamiga ah ee Galgaduud.

Maanta waa Jimco ah, Taariikhda hijriguna waxay ku asteysan tahay 27-06-1444, oo ku beegan 20-01-2023, Warka Duhurnimo waxaa soo jeedinaya Haashim Cabdinaasir.

Halkaan Ka Dhageyso Warka Duhur 20-01-2023

You might also like

Leave A Reply

Your email address will not be published.