Dhegeyso Warka Subax Ee Idaacadda Al-Furqaan
Dhegeystayaasha iyo akhristayaasha ku xiran Mareegta Idaacadda Islaamiga ah ee Al-furqaan, waxay had iyo goor halkan kala socon karaan Wararka iyo Barnaamijyada ay Idaacaddu baahiso.
Maanta waa Axad, Taariikhda hijriguna waxay ku asteysan tahay 15-06-1444, oo ku beegan 08-01-2023, Warka Subaxnimo waxaa soo jeedinaya Cabdisamad Cabdullaahi
Halkan Ka Dhageyso Warka Subaxnimo 08 01 2023