Dhegeyso Warka Subax Ee Idaacadda Al-Furqaan
Dhegeystayaasha iyo akhristayaasha ku xiran Mareegta Idaacadda Islaamiga ah ee Al-furqaan, waxay had iyo goor halkan kala socon karaan Wararka iyo Barnaamijyada ay Idaacaddu baahiso.
Maanta waa Arboco, Taariikhda hijriguna waxay ku asteysan tahay 03-07-1444, oo ku beegan 25-01-2023, Warka Subaxnimo waxaa soo jeedinaya Cabdisamad Cabdullaahi.