Dhegeyso Weerar Cagmarin ah oo ka dhacay Shabeelaha dhexe.
Ciidamada Xarakada Shabaabul Mujaahidiin ayaa saaka weerar kula kallahay Ciidamada Dowladda Federaalka ah qaarkood oo ku sugnaa Deegaanka Xawaadleey oo hoos taga Degmada Balcad ee Goblka Shabeelaha dhexe,
in badan oo ka mid ahaa Askarta Federaalka ayaa la xaqiijayay in Dagaalka lagu dilay kuwa kalena lagu dhaawacay iyadoo haraadigii cagaha wax ka dayeen.
Weerarka waxaa lagu dilay Saraakiil uu u jiro Gaashaanle Sare Abshir Maxamuud Shataqey oo ahaa Taliyihii xukumayay Ciidamada saaka la beegsaday iyo kuwo kaleba
dhowr iyo toban gaari oo Ciidamada la weerarat haysteen ayaa noqday wax la gubay iyo qayb xarakada Shabaabul Mujaahidiin kaxaysatay,
Shareecada Ilaahay ragii diiday shalay toole
Shisheeyuhu kuwuu soo diree shhilinka soosiiyey
Shaydaanku niman kuu hodee beenta uba sheegay
Shahaadada tawxiidka nimankii gubee kuba shabaaxaayey
Shuyuukhdii ibliiskiyo kuwuu soomow u fatwooday
Shalay bay hadeer taagan yiin iyo shirqool wayne
Dabka goorti lagu shiday baqo shakeeyeene
Shafka iyo wadnaha looga tiray shiish rasaas kulule
Shicibkuna kanasay xumahay wadeen shawkada ibliisku