Diiradda Jimcaha: Halkee Buu Ku Dambeynayaa Dagaalka Uu Xassan Sheekh Calanka Usido?

Halkee Buu Ku Dambeynayaa Dagaalka Uu Xassan Sheekh Calanka Usido?

Dhegeystayaasha iyo akhirstayaasha ku xiran Mareegta idaacadda islaamiga ah ee Al-furqaan, waxay had iyo goor halkan kala socon karaan wararka iyo barnaamijyada ay idaacaddu baahiso.

Halkan waxaan idiin kugu soo gudbineynaa Barnaamijka Diiradda Jimcaha oo todobaadkiiba maanta oo kale aad ka dhageystaan warbaahinta islaamiga ah ee Al-furqaan iyadoo lagu soo qaato mawaadiic muhim ah lagana qeyb galiyo dad ku haboon.

Barnaamijka Diiradda Jimcaha waxaa todobaadkaan lagu falanqeeyey halka uu ku dambeyn karayo dagaalka uu calanka u sido Xassan Sheekh oo ay Mareykanku ka dambeeyaan.

Halkan Ka Degso Diiradda Jimcaha 13-01-2023

You might also like
1 Comment
  1. Abuu curwa says

    Sc Dagaal xasan uu iclaamay halka uu ku dhammaanayo ilaahay ayuun baa garanaya laakiin anigu waxaan u malaynayaa inuu dagaalkani ku dhammaanayo halkii uu ku dhammaaday dagaalkii u dhexeeyey nebi Moxammed scw iyo mushrikiintii quraysheed , kooxda ridada iyo fircoon (maraykan) way laga adaan doonaa inshaa allaah tii Afghanistan mid la mid ayaana ka raaci.

Leave A Reply

Your email address will not be published.