Sawirro Horudhac Ah: Khasaarihii Danab Ku Gaaray Galcad.

Maktabka Warfaafinta Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab ayaa baahiyay sawirro dibadda soo dhigaya khasaarihii ka dhashay dagaalkii shalay ka dhacay Galcad oo ka tirsan Galgaduud.
Sawirradan oo ah kuwa hordhac ah ayaa waxaad ka arkeysaa meydadka qaar kamid ah ciidamada iyo saraakiisha Danab iyo Gorgor.
https://t.me/+Zyyz3Yx2NNswNzQ0
You might also like

Leave A Reply

Your email address will not be published.