Ugaaska Murusade oo ka hadlay qaraxyadii Maxaas ka dhacay ee khasaaraha badanu ka dhashay.
Dhawaan Magaalada Maxaas ee Gobalka Hiiraan waxaa ka dhacay qaraxyo labo ah kuwaasoo lagu laayay Madax, saraakiil iyo Ciidamo ka tirsan Dowladda federaalka ah oo tira badan waxaana Xarakada Shabaabul Mujahiidiin oo qaraxyada geysatay sheegtay in ay ku dishay 87 mas uuliyiin iyo askar iyo saraakiil ka kooban
saraakiisha iyo ciidamada goobta ku le’day iyo kuwa ku dhaawacmay waxaa ku jira qaar badan oo ka ka dhashay Beesha Murusade oo deegaankeedu ka bilaabanayo meel Maxaas iyo Wabxo u dhexeysa.
hadaba Beesha Murusade sideebay u aragtaa weerarkaas khasaaraha badan dhaliyay ee dad iayda ka soo jeeda ka mid ahaayeen kuwa ku dhintay??
muxuu yahay Mowqifka Beesha ee Dagaalada Xiligaan socda ee ay isaga soo horjeedaan qolada Shareecada islaamka wax ku xukumeysa iyo qolada Dimuquraadiyadda faafineysa?
arimahaas iyo kuwa kuwo kale waxaa Idaacaddaan Islaamiga ah ee Alfurqaan ka wareysatay Ugaaska Beesha Murusade ugaas Cabdulllaahi Daahir Axmed.
Halkaan ka dhegeyso wareysiga ugaaska Murusade Cabdullaahi Daahir Axmed