Dhageyso Dagaalyahan Ka Dhashay Gaaljecel oo Kamid Ah Raaggii Fuliyay Weerarkii Dowladda Hoose.
Dagaalyahan ka dhashay Beesha Gaaljecel ayaa qeyb ka ahaa raggii fuliyay weerarkii dhawaan lagu qaaday xarunta dowladda hoose ee Muqdisho.
Dagaalyahankan oo lagu magacaabo Nuur Maxamed Suleymaan [Cabdi-Qani] ayaa jeediyay dardaaran saameyn leh, waxaa ka horreeyay oo dardaaranadooda la baahiyay dagaalyahan u dhashay Abgaal gaar ahaan Daa’uud, Dagaalyahan ka dhashay Habargidir gaar ahaan Saleemaan iyo dagaalyahan mujaajir Kenyaan ah.