Al-Shabaab Oo Beeniyey Hadal Kasoo Yeeray Maamulka Somaliland.

War Saxaafadeed kasoo baxay xafiiska Warfaafinta ee Al-Shabaab ayaa lagu beeniyey hadalkii kasoo yeeray waziirka arimaha dibadda Somaliland ee ahaa inay dagaalyahano katirsan Shabaabul Mujaahidiin ka dagaalamayaan magaalada Laascaanood.

Hoos Ka Aqriso War Saxaafadeedka.

You might also like

Leave A Reply

Your email address will not be published.