Daawo: Dhiigbax Mise Dhabarjab? 70 Xubnood & 25 Maalmood.
70 Xubnood oo DF Looga Dilay Muqdisho Muddo 25 Maalmood Ah.
Waraahinta islaamiga ah ee Al-furqaan waxay tirakoob ku sameysay khasaaraha weeraradii 25 maalmood ee u dambeeyay ka dhacay Muqdisho islamarkaana lala beegsaday DF.
25-kaas maalmood waxay DF ku weysay 70 xubnood.