Daawo Filim Laga Soo Saaray Weerarkii Lagu Qaaday Saldhigga DF Ee Baar Sanguuni.
Channelka Al-kataaib Al-ikhbaariya ayaa goor dhow baraha Internetka ku baahiyay filim xiisa badan oo lagu soo bandhigay weerarkii cagmarinta ahaa ee dhawaan Mujaahidiinta Al-Shabaab ku qaadeen saldhigyada DF iyo Jubbaland ee degaanka Baar Sanguuni ee wilaayada Jubooyinka.
Muuqalada filimka ee sida goonida ah kuu so jeedanaya ayaa ah dagaalyahanada Al Shabaab oo u daadanaya difaacyada saldhigyada iyo Mujaahidiinta oo mid mid u tooganaya askar fara badan oo halkaas isaga firxanaya.
Sidoo kale Filimka ayaa lagu daawan karaa ciidamada Al-Shabaab oo si buuxda ula wareegay saldhigada iyo meydadka askarta DF oo daadsan gudaha xeryihii la weeraray.
Halkaan Ka Degso Filimka
Ama
Si Toos ah Hoos Kaga Daawo