Daawo Sawirrada Ciidamada DF Ee Shalay Lagu Laayay Ceelbacad.

Maktabka warfaafinta ee Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab ayaa caawa baahiyay sawirro laga soo qaaday meydadka ciidamada DF ee shalay lagu laayay dagaalkii ka dhacay degaanka Ceelbacad ee wilaayada Sh/dhexe.

Waxaa sawirradan la baahiyay xilli DF ay dafirtay khasaaraha culus ee ku gaaray dagaalka iyo askarta laga dilay oo gaareysay 45. Waxaad arkeysaa meydadka ciidamada DF iyo aqoonsiyadoodii.

You might also like

Leave A Reply

Your email address will not be published.